Kulan Looga Hadlayay Shirka Maamul Usameynta Goboladda Mudug iyo Galgaduud Ayaa maanta Lagu Qabtay Magaaladda Nairobi Ee Xarunta Dalka Kenya, Waxaanna Kulankaasi Ku Sugnaa Masuuliyiin Ka Tirsan Ururadda Dhalinyaradda ee Goboladda Dhaxe.
Hoos ka dhageyso Codadka Xafladda.