Daawo Sawiro:- Madaxweynaha Ximin iyo Xeeb oo si weyn loogu soo dhaweeyay Cadaado.

0

Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Ximan iyo Xeeb Abdulahi Ali Mohamed Barleh oo dhawaanahaaba safar shaqo ku joogay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada cadaado ee xarunta dowlada goboleedka Ximan iyo Xeeb.

Madaxweynaha ayaa garoonka diyaaradaha ee Magaalada cadaado waxaa kusoo dhaweeyay masuuliyiin katirsan dowlada goboleedka Ximan iyo Xeeb iyo qeybaha bulshada .

Soo dhaweyn kadib madaxweynaha oo warfidiyeenada kula hadlay aqalka madaxtoyada Ximan iyo Xeeb ayaa ugu horeyn ka hadlay waxyaabihii usoo qabsoomay intii uu ku suganaa magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya waxaana uu sheegay in waxa badan ay usoo qabsoomeen intii uu ku suganaa Muqdisho islamarkaana ay dhiman yihiin wax badan oo kale.

Dhinaca kale Abdulahi Ali Mohamed Barleh madaxweynaha Ximan iyo Xeeb ayaa ka hadlay arrima la xiriira dadaaladii ugu dambeyay ee Arrimaha Maamul Usameynta gobolada Mudug iyo Gal-gaduud ee haatan socda.

Si kastaba Magaalada Cadaado oo xarun u ah dowlada goboleedka Ximan iyo Xeeb ayaa haatan waxaa si xawli ah uga socda daaalo xoogan oo ku aadan bilaabashada shirka maamul usameynta gobolada Mudug iyo Gal-gaduud ee Bartamaha Soomaaliya.

Daawo Sawirada:-

120 Daawo Sawiro:  Madaxweyne Baarleex oo si weyn loogu soo dhaweeyay Cadaado

214 Daawo Sawiro:  Madaxweyne Baarleex oo si weyn loogu soo dhaweeyay Cadaado

38 Daawo Sawiro:  Madaxweyne Baarleex oo si weyn loogu soo dhaweeyay Cadaado

47 Daawo Sawiro:  Madaxweyne Baarleex oo si weyn loogu soo dhaweeyay Cadaado

57 Daawo Sawiro:  Madaxweyne Baarleex oo si weyn loogu soo dhaweeyay Cadaado

67 Daawo Sawiro:  Madaxweyne Baarleex oo si weyn loogu soo dhaweeyay Cadaado

76 Daawo Sawiro:  Madaxweyne Baarleex oo si weyn loogu soo dhaweeyay Cadaado

87 Daawo Sawiro:  Madaxweyne Baarleex oo si weyn loogu soo dhaweeyay Cadaado

96 Daawo Sawiro:  Madaxweyne Baarleex oo si weyn loogu soo dhaweeyay Cadaado

106 Daawo Sawiro:  Madaxweyne Baarleex oo si weyn loogu soo dhaweeyay Cadaado

1111 Daawo Sawiro:  Madaxweyne Baarleex oo si weyn loogu soo dhaweeyay Cadaado

126 Daawo Sawiro:  Madaxweyne Baarleex oo si weyn loogu soo dhaweeyay Cadaado

134 Daawo Sawiro:  Madaxweyne Baarleex oo si weyn loogu soo dhaweeyay Cadaado

144 Daawo Sawiro:  Madaxweyne Baarleex oo si weyn loogu soo dhaweeyay Cadaado

154 Daawo Sawiro:  Madaxweyne Baarleex oo si weyn loogu soo dhaweeyay Cadaado

164 Daawo Sawiro:  Madaxweyne Baarleex oo si weyn loogu soo dhaweeyay Cadaado

174 Daawo Sawiro:  Madaxweyne Baarleex oo si weyn loogu soo dhaweeyay Cadaado