Waaxda Dariseynta Ee Gobolka Banaadir Ayaa Sheegay ineysan Jirin Miisaaniyad Rasmi Ah Oo Loo Sameeyay Waaxdaasi Aysan Jirin, iyadoonna Waaxdaasi ay howl weyn ka heyso magaaladda caasimadda ah ee muqdisho.
Agaasimaha waaxda Dariseynta Ee Gobolka Banaadir Cabdixakiin maxamed Haadi Ayaa sheegay in baahiya dhaqaale ee ay qabaan ay ugud biyeen gudoomiyaha gobolka banaadir xasan maxamed xuseen mungaab.
waxaa uu xasay cabdixakiim in adeegaanna ay bulshadda uhayaan uu yahay mid muhiim ah islamarkaanna loobaahanyahay in golaha wasiiradda iyo madaxweynaha dalka xasan sheikh maxamuud uu arintaasi wax ka qabto.
Hoos ka dhageyso: