TOP DHAGEYSO:- Nolosha Soomaalidda Koonfur Africa Oo Laga Shiray.

0

shir caalami ah oo ay soo qaban qaabiyeen jaaliyadda somaliyeed ee dalka koonfur africa ayaa lagu qabtay dalkaasi waxaanna looga hadlayay wada noolaanshaha Dadka ku nool dalkaasi  iyi qaxootiga ay somaliddu kamid tahay.

 

 

Hoos ka dhageyso warbixin: