LIVE DHAGEYSO:- Isgaarsiintii Baladweyne Oo Dib Usoo laabatay Galabta Kadib….

0

isgaarsiintii Magaaladda Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa dib usoo laabatay kadib markii saaka ciidamadda amaanka ee magaaladda Baladweyne, Gaar ahaan kuwa militariga iyo Amisom ay hawada ka saareen isgaarsiintii magaaladaasi.

Waxaanna Loo sababeeyay in hawada looga saaray howlgallo ka dhan ah all-shabaab oo ka bilowday goobaha ay kaga suganyihiin gobolka hiiraan.

 

Hoos ka dhageyso wariye C/risaaq all-cadaala oo jogga baladweyne kana warmaya: