LIVE DHAGEYSO:- Wafdi Ka Socda UN-ka Oo Gaaray Jowhar.

0

Waxaa maanta Gaaray magaaladda Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeelaha Dhexe wafdi Ka Socda UN-Ka.

Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Dhaxe, cali guudlaawe Ayaa saxaafadda oga warbixiyay wafdiga.

Hoos ka dhageyso.