TOP DHAGEYSO:- Shir Looga Hadlayo Maamul Usameynta Gobolada Dhaxe oo ka dhacay Muqdisho.

0

Magaaladda Muqdisho Ee Caasimadda Somaliya waxaa maanta ka dhacay Shir lagu taageerayo Qorshaha maamul Usameynta Goboladda Dhexe, Ee Loogu Sameenayo Goboladda Mudug iyo Galgaduud.

Waxaa Masuuliyiintii Ka Qeybgalay Kamid Ahaa Gudoomiyaha Ururka Haweenka Qaranka Somaliyeed Batuulo Maxamed Gaballe ayadoo sheegtay in Shirkaan Lagu Taageerayay Qorshaha Maamul Usmeynta Mudug iyo Galgaduud.

Hoos ka dhageyso: