LIVE DHAGEYSO:- Faah Faahin Ka Soo baxaysa Duqeymo Ka Dhacay Gobolka Gedo.

0

Warar Kala Duwan ayaa Caawa Laga Helayaa deegaanno ka Tirsan Gobolka Gedo Oo Ay Duqeymo Ka Geysteen Diyaaraddo Ay lahaayeen ciidamadda dowladda kenya kuwaas oo maanta ilaa saaka waabarigii ka dhacay halkaasi.

Mid kamid ah dadka deegaanka ayaa sheegay in xaaladdu ay hadda dagantahay balse duqeymahaan ay sameeyeen dad xoolo dhaqata ah oo halkaasi ku noolaa.

 

Hoos ka dhageyso: