Warar Kala Duwan Ayaa Ka Soo Baxaya Shil Gaari Oo Saaka Ka Dhacay Deegaanka Xaawo Cabdi Ee Duleedka Magaaladda Muqdisho, Waxaanna Qof Goob jooga Ah Uu Soo Sheegayaa in Kooxaha Gurmadka Deg Deg Ah Ay Gaareen Goobtaasi islamarkaana La Dabiibayo Xaaladda Dadkaasi.
Shilkaan Ayaa Saaka Waxaa Ku Dhintay Dad gaaraya 5-Qof Oo isugu Jiray Rag Iyo Dumar Kuwaas Oo Haatan Lagu Aasayo Deegaankaasi, Halka Kuwa Kalana Dhawaacyadoodda Loo soo Qaaday Gudaha Magaaladda Muqdisho Ee Caasiamdda Somaliya.
Hoos ka dhageyso.