TOOS DHAGEYSO:- Shaqaalaha Dekedda Muqdisho Oo Cabasho Balaaran Muujiyay Kuwo Turki Ah.

0

Qaar Kamid Ah Dadka Ka Shaqeeya Dekedda weyn ee magaaladda Muqdisho Ayaa Ka Cabanaya Dad Doonaya iney Shaqadoodda Kala Wareegayaan Shaqaale kale Oo Turki Ah iyadoo Dadkaan Ay Dhibaatooyin Kala Duwan Tirsanayaan.

Hoos ka dhageyso Qaarkamid ah dadkaasi.