TOP DHAGEYSO:- Faah Faahin Soomaaliya oo ka qayb galaysa shirka dhaqaalaha ee Masar.

0

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka mid ah madaxda caalamka ee ka qayb galaya shirka maalgashida dalka Masar ee ka socda magaalada Sharma Al-Sheekh.

Waddamada khaliijka oo iyaguna shirkaasi ka qab galayay ayaa waxa ay ku yabooheen dhaqaalo aad u badan.

Haddaba su’aasha la is weydiinaya ayaa waxa ay tahay Soomaaliya shirkaasi maxay ku soo kordhin kartaa?

Hoos ka dhageyso Codka afhayeenka dowladda: