LIVE DHAGEYSO:- Ragii weeraray Ciidanka Dowladda Xalay Oo La Soo Bandhigay.

0

Afhayeenka Laamaha Amaanka Soomaaliya Qaasim Axmed Rooble ayaa soo bandhigay Afar ruux oo ka tirsan dagaalamayaasha Al-shabaab.

Qaasim Axmed Rooble ayaa tilmaamay in Ciidamada Dowladda ay u suurta gashay inay gacanta ku dhigaan Ragan oo uu sheegay inay qeeb ka yihiin dagaalamayaal ka tirsan Al shabaab oo weeraray Ciidamada Howlgalka Waday.

Hoos ka dhageyso: