Pro Abdi-aziz Mahamed Ali Oo ah Xoghaayaha Ururka Samafalka Ah ee Al-nuur foundation ayaa waxaa uu maalintii shalay ka amaba baxay Magaalada Daarasalaam ee caasimadda dalka Tanzania halkaas oo ay kusii sagootiyeen masuuliyeen kale oo ka tirsan isla ururka.
Xoghaayaha ayaa waxaa socdaalkiisa ku wehliyay xaaji mahamad ali oo ah xubin ka tirsan ururka isla markaana ka mid ah dadki lahaay fikirkii Aasaasida ururkaan. waxaa uuna xaajigu ku harayaa magaalada Muqdisho halka pro abdi aziiz uu u gudbi doono magaalada Kismaayo waxaana uuna shirar wada Tashi ah la yeelan doonaa xubnaha kale ee ururka .
Ururka samafalka ee Al-nuurfoundation Ayaa ah uru Ka shaqeeya Caawinta Dadka danyarta ah ee soomaaliyeed, gaar ahaan Dadka ku Nool Jubbaland .wixii faafaahina ee ku soo kordha socdaalkka xoghaayaha kala soco www.allgalgaduud.com