Wararka Naga soo gaaraya Dagmadda Badhaadhe Jubadda Hoose Ayaa Sheegaya in 6-Qof Ay Deegaan Hoostaga Halkaasi Ku Dileen Kooxda All-shabaab, Waxaanna Weerarkaasi La Sheegay in ilaa Hadda Lagu Wado Baaritaanno Kala Duwan.
Gudoomiyaha Deegaanka Uu Ka Dhacay Falkan Ayaa Warfidenka Usheegay in ilaa hadda ay wadaan baaritaanka Arintaasi la xiriirra.
Hoos ka dhageyso: