Xeer ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Axmed Cali Daahir Ayaa Faah faahin ka Bixiyay Baaritaan Lagu Hayo Saraakiil Ka Tirsan Ciidanka Dowladda Oo Uxiran Weerarkii Dhawaan Lagu Beegsaday Hetelka- SYL Ee Magaaladda Muqdisho.
Xeer ilaaliyaha Ayaa Xusay iney Wadaan Baaritaankaasi islamarkaanna Uu marayo Meel wanaagsan, Waxaanna ilaa Hadda Xabsi Ku Yaalla Muqdisho Ku Xiran Saraakiil Ciidan Oo Gaaraya 11-Qof.
SYL Waxaa Qarax La Beegsaday Ururka All-shabaab maalin Ka Hor Un Markaas Oo Uu Ku Soo Wajahnaa Madaxweynaha Dalka Turkigga Erdigan.
Hoos ka dhageyso Codka Xeer ilaaliyaha”