"Daawo Sawirro" Kale Oo laga Soo Qaaday Tahriibayaashii somaliyeed Ee Ku Dhintay Shilkii Suudaan"

0

Tahriibayaal Soomaali ah oo tiro ahaan gaaraya 13 ruux ayaa ku dhintay shil gaari oo ka dhacay duleedka magaalada Khartuum ee dalka Suudaan, waxayna dhallinyaradani tahriibayaasha ah geeriyoodeen xilli gaarigii ay la socdeen uu galay gaari kale oo xamuul ah halkaasina ay ku nafwaayeen 13-kii dhallinyarada tahriibka ahaa.

Daawo sawiradda:

217 66 56 46 39 9