Top News+Akhriso: Shirweynaha Midnimo 2 Oo Maanta War Murtiyeed Laga Soo Saaray…

0

Waxaa maalintii ay taariikhdu ahayd 1/03/2015ka magaalo-madaxda Gobolka Gedo ee Garbohaarey si rasmi ah uga furay Wajigii 1aad ee Shirweynaha Midnnimo2; kaas oo dabajoogay Shirweynihii Midnnmo1, laguna sii xoojinayay midnnimada Beesha Sade. Waxaa Shirweynaha ka soo qaybgalay 510 ergay oo ka soo kala jeeda jilibyada Beesha oo ka kala yimid gudaha iyo dibedda Dalka.

Waxaa Qodobbada Shirweynaha looga dooday ay kala ahaayeen:
1. Midnnimada Beesha (Dhaqan iyo Siyaasad)

2. Xaalladda Gobollada Jubba (Ammaan, Siyaasad, & Maamul)

3. Adeegga Dowladnimo iyo Qaybinta Deeqaha

4. Maxaa Xal Noqon Kara?
Dood iyo falanqayn dheer kaddib, waxaa Shirweynaha u muuqatay, uuna halkan ka soo jeedinayaa:

sax war-murtiyeed-page-001

sax war-murtiyeed-page-002

sax war-murtiyeed-page-003

sax war-murtiyeed-page-004

Filo Dhawaan Maqal iyo Muuqaal