(Dhageyso) Wariye Soomaali ah “Waxaan ahay qof madow hadana Muslim ah”+arimo murugo leh.

0

Wariye Soomaali ah laguna magacaabo AHMED NUUR IBRAHIM oo naaneestiisu ay tahay Ahmed Soomaali oo qaab tahriib ah ku tagay dalka Malta ayaa ka sheekeyey dhibaatada wariyaasha Soomaaliyeed.

Wariyahaasi waxa uu shaaca ka qaaday in Malta markii uu yimid uu la kulmay xooga jinsi faquuq balse wariye wareesatay waxa uu ku yiri “waxaan ahay qof madow hadana ah Muslim”

Axmed waxa uu ka sheekeyey dhimashii allaha u naxriistee wariye Yuusuf Axmed Abukar Keynaan oo wariyaha ay waydiisay xili uu gacanta ku hayay sawir ay wada galeen,waxa uu u sheegay in Al-shabab ay dileen.

Warbixintaan ayaa waxaa cinwaankeedu ahaa Malta oo noqotay buunda Soomaalida dhibaatada kaga gudbaan.