(Dhageyso) Wasiirka Gaashaandhiga oo nasiib xumo ku tilmaamay Dagaalka Guriceel.

0

Wasiirka Gaashaandhiga oo ku sugan Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini ayaa wax lagu tilmaamay ku tilmaamay Dagaalka Guriceel.

Diini waxa uu sheegay in ay nasiib xumo tahay in Ciidamada Qaranka oo hada la doonayo in isku dhafo inay  kala qeybsamaan oo midba uu dhinac ka dagaalamo halkii la rabay hal meel ay u wada jeestaan.

Wasiirka Gaashaandhiga ayaa hada u jooga Degmada Guriceel sidii loo xalin lahaa colaada Degmada oo horay loogu guuldareestay.

Hoos ka dhageyso: