(Dhageyso) Xiisad Dagaal oo ka jirta Degaanka Saaxdheer.

0

Wararka ka imaanaya Degaanka Saaxdheer ee Gobolka Sool ayaa sheegaya in Saaka halkasi ay ka jirto Xiisad Colaadeed oo u dhaxeysa Ciidamada Maamulka Soomaaliland iyo kuwa Maamulka Khaatumo.

Goobjoogeyaal ayaa sheegaya in Ciidamada  Labada Maamulka ay is hor fadhiyaan islamarkaana la Filan karo Dagaal dhexmara Ciidamada Maamulka Soomaaliland iyo kuwa Khaatumo.

Sidoo kale Wararka ayaa sheegaya in Dadka ku nool Saaxdheer ay bilaabeen in ay Barakac sameeyan kuwaas oo ka Cabsi qaba in Labada Dhinac ay ku Dul dagaalamaan.

Halkaan Hoose ka Dhageyso Warbixin Kooban: