(Dhageyso) Ahlusunna Oo Si Kulul Oga Jawaabtay Hadalkii Ka Soo Yeeray Madaxweynaha Somaliya Xasan sheikh.

0

Cabdulaahi Cabdi Maxamed Gureey Oo Ah Gudoomiye Ku Xigenka Golaha Talada Ahlusunna Oo Maanta La Hadlayay All-Galgaduud Media Ayaa Si Kulul Oga Jawaabay hadal Shalay Ka Soo Yeeray madaxweynaha Somaliya Xasan Sheikh maxamuud Kaas Oo Aha in Ahlusunna Aysan Kula Dagaalamin Guriceel Ee Ay Dad Ku Qaraabanaya La Dirireen.

Gureey Ayaa sheegay ahlusunna iney wax ka soo dhistay Dowladda Lagunna Abaal Furay.

Hoos ka dhageyso wareysiga waxaanna wareysanaya wariyaheenna Yuusuf Cabdi shire.