(Dhageyso) Sheekh Maxamuud Aw Cabdulle Cariif Oo Ka Digay Xuska Maalinta Jaceylka Aduunka.

0

Sheekh Maxamuud Aw Cabdulle Cariif Oo Kamid Ah Culumadda Soomaaliyeed Oo La Hadlay Warbaahinta All-Galgaduud Media, Ayaa Umadda Soomaaliyeed ugu Baaqay iney Ka Digtoonaadaan Xuska Maalinta Reer Galbeedku U yaqaanaan Maalinta Jaceylka Aduunka Ee 14-Bisha February Ay U dabaal Dagaan Gaaladdu.

Walow Ay Jirraan Meello Kamid Ah Soomaaliya Oo Looga Dabaal Dagay Munaasabaadaasi Ayaa Hadanna Waxaa Culumadda Soomaaliyeed Ay Ku baaqayaan In La Joojiyo Dabaal Dagga Xuska Maalintaasi.

 

 

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Sheikha Waxaanna Wareysanaya Wariyahenna Yuusuf Cabdi shire.