Wararka ka imaanaya Degaanka Saaxdheer ee Gobolka Sool ayaa sheegaya in Ciidamada Maamulka Soomaaliland iyo kuwa Maamulka Khaatumo ay ku dagaalameen halkaasi.
Dagaalka ayaa la sheegayaa in uu geeystay Khasaaro Dhimasho iyo Dhaawac ah oo soo kala gaaray Dhicayada dagaalamay,inkastoo aan la sheegin Tirada Dagaalka ku dhimatay.
Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Khaatumo ayaa Warbaahinta u sheegay in Dagaalka ka dhacay Saaxdheer ay Guulo ka gaareen Dagaalka Saaxdheer.
Halkaan Hoose ka dhageyso Codka: