Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, waxaa ku geriyootay Magaalaga Istanbul ee dalka Turkiga Allaha u Naxariistee Marxuumad Hobo Jaamac Dhagabadan.
Dhamaan Bahweynta Allgalgaduud Media, Maamulka iyo Shaqaalaha Anaga oo ka tiiraanyonayna geeridan naxdinta leh ee ku timid Allaha u Naxariistee Marxuumad Hobo Jaamac Dhagabadan, waxaan dhambaal tacsiyeed oo tiiraanyo leh u direynaa dhamaan Reer Jaamac Dhagabadan, waxaana Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu samir iyo iimaan naga wada siiyo Allaha u Naxariistee Marxuumad Hobo Jaamac Dhagabadan, waxaan kale oo aan Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu Marxuumad Hobo Jaamac Dhagabadan janadi fardowza ahayd ka waraabiyo. Aamiin Aamiin Aamiin.