Waxaa Caawa degan xaaladda degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud oo shalay ay ka dhaceen dagaallo aan waxba la iskula harin oo u dhaxeeya ciidamada Dowladda iyo xoogagga Ahlu Sunna Waljameeca.
Wararka ayaa sheegaya in dhinacyada ku dagaalamaya degmada Guriceel ay weli ku sugan magaalada gudaheed iyo hareeraheeda, iyadoo labada dhinac ay sameynayaan dhaqdhqaaqyo ciidan.
Hoos Ka Dhageyso Warbixin Uu inooga Diyaariyay Wariye Yuusuf Cabdi shire.