(Dhageyso) Dowladda Oo Baaritaanno Ka Sameysay Muqdisho.

0

Afhayeenka Wasaarada Amniga Qaranka Soomaaliya Maxamed Yuusuf Cismaan ayaa ka warbixiyay Howlgallo Ciidamada Amaanka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay ka Fuliyeen Gobolada Dalka qaarkood.

Maxamed Yuusuf Cismaan ayaa sheegay in Gobolada Shabellaha Dhexe,Banaadir Shabellaha Hoose, Baay iyo Bakool  laga Fuliyay Howlgalada islamarkaana lagu soo qab qabtay Dad aad u badan oo iskugu jira Al-shabaab iyo Kooxo kale oo Shacabka Dhibaato ku hayay.

“Ciidamada Amaanka Soomaaliya iyo  kuwa AMISOM ayaa Gacanta ku soo dhigay Dhalinyaro badan oo ka tirsan Shabaab,hada Cadaalada ayey sugayaan dadkaan in la horgeeyo”ayuu yiri Maxamed Yuusuf.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka: