Wararka Naga soo gaaraya Dagmadda guriceel ee Gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in Ciidamadda Dowladda Ay La Wareegeen Gacan Ku heynta Dagmadaasi,
Waxaa La soo sheegaya in hadda Uu Dagaal Ka socda Halkaasi ayadoonna Saldhigga Booliska iyo Goobaha Kale ee Muhiimka Ah Ay isku Balaariyeen Gudaha Magaaladaasi guriceel.
Wariye Maxamed C/wali Tooxow Ayaa ku soo waramaya In Xaaladdu Ay Tahay hadda Mid Kacsan Waxaanna Uu Xusay in Barakac Xoogan Uu Ka Jirro Hadda.
Waxaa wareysanaya Wariye Yuusuf Cabdi shire: