Madaxweynaha somaliya xasan shikh maxamuud ayaa xalay Kulammo kala gadisasan la yeeshay Masuuliyiinta Maamulka Gobolka Galgaduud, Sidoo kale madaxweynaha Ayaa sheegay in shirka maamul usamarynta goboladda dhaxe lagu qabanayo dagmadda Cadaado ee xarunta maamulka Ximin iyo xeeb.
Kulamaddi Xalay ayaa la sheegay in looga wadda hadlayay Sida lagu Hirgalin karro Qorshaha maamul Usameynta Gobolladda Dhaxe Ayadoonna Ay Shirarkaasi Ay Goob Joog ka Ahaayeen Odayaal dhawaanahan Shirar oga socdeen dagmadda Dhuusmaareeb Ee Xarunta Gobolka Galgaduud.
Lama Oga Inta Uu Madaxweynuhu Joogi Donno Gobolka Galgaduud laakiin waa suuragal in uu 1-da Bisha sadaxaad Ka Qeybgalo shirka maamul usameynta oo Ka Furmi donna dagmadda Cadaado.
Hoos Ka Dhageyso Warbixin Wariye Yuusuf Cabdi shire Uu Ka Diyaariyay: