(Dhageyso) Ciidamada Dowlada Somalia Oo Maanta La Wareegay Degaanka Al Shabaab Ay Kaga Sugnayeen G/Bakool.

0

Howgalo ay ciidamada Dowlada Somalia ka sameyen deegaano ka tirsan G/bakool aye wax ay kula wareegeyn

tuulooyin hoos taga Gobalkaasi.

Gudoomiyaha dagamada xudur ee G/bakool  Axmed macali Axmed oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in tuulooyinkii

ay ciidamada Dowlada la wareegeyn ay 25 km u jiran dagmada Xudur .

Ciidamada Dowlada ayaa maalmihii danbe howlgalo ka Sameynayay Dagmooyin ka tirsan Gobalka bakool.