(Dhageyso) Qaar Kamid Ah Odayaasha Dhaqanka Beydhabo Oo Eedeeyay Shariif Xasan.

0

Kulan Ay Iugu Yimaadeen Qaar Kamid Ah Odayaasha iyo Waxgaradka Magaaladda Beydhaba Ayeey Ku Eedeeyeen In Uu Madaxweynaha Maamulka Sadexda Gobol Oga Baxay Heshiis Ka Koobnaa 9-Qodob Oo Ay Wada Gaareen,

Kulanka Oo Ay Ka soo Qeybgaleen Odaayasha iyo waxgaradka Goboladda Sadexda Ah Ee Maamulkaasi ka Koobanyahayyahay Ayaa waxaa Markii Uu Soo Dhamaaday Kulankoodda waxaa Saxaafadda La Hadlay Ugaas Maxamuud Ugaas nuur, Oo Kamid Ahaa Dadkii Heshiiskii Hore Saxiixay Asaga Oo Ku baaqay in Arintaasi Wax Laga Qabto.

Hoos Ka Dhageyso Codkiisa: