(Dhageyso) Madaxweyne Xasan" Shirka Goboladda Dhaxe waxaa Lagu Qabanayaa Cadaado"

0

Madaxweynaha somaliya xasan shikh maxamuud ayaa maanta Gaaray Magaaladda Dhuusamareeb Ee Xarunta Gobolka Galgaduud ,

Madaxweynaha ayaa sheegay in gudiga nabadeynta looga fadhiyo Dhameystirka Shirka Dib Uheshiisiin Ee Hadda Ka Soconaya Dagmadda Dhuusamareeb.

Asaguu ugu danbeyn sheegay in shirka Maamul Usameynta Goboladda Dhaxe Lagu Qabanayo Dagmadda Cadaado ee xarunta maamulka ximin iyo xeeb.

Hoos ka dhageyso codka Kulankii maanta: