Siyaasiga Cabdi Nuurre Siyaad (Cabdi-waal) ayaa faahfaahin ka bixiyay qaabka uu u billowday dagaalkii saaka ee degmada Guriceel ee gobalka Galgaduud iyo sidoo kale xaaladda sida ay tahay.
Wuxuu sheegay in iyagoo dibadda magaalada jooga ay rasaas kaga soo dhacday ciidankii dowladda ee gudaha joogay, kuwaasoo kadib ay rasaas kale kaga jawaabeen.
Waxaa Uu Beeniyay In Wax Lug Ah Uu Ku Leeyahay Dagaalka Maanta Ka Dhacay Magaaladda Guriceel Ee Ay Ciidamadda Ahlusunna Kula Wareegaan Magaaladaasi.
Cabdi-Waal Ayaa Kamid Ah Dadka Dhaliilsan Siyaasadda Madaxweyne Xasan Shiekh maxamuud.
Hoos ka dhageyso Codkiisa: