Afhayeenka Xafiiska Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Daa’uud Aweys waxa uu Saxaafadda u aqriyay war Muqtiyeedkii ka soo baxay Shirka ka soconayay Madaxtooyada Soomaaliya.
Wuxuu sheegay in qodobadan ay yihiin muhiim oo Soomaalida dhan ay anfacayaan, isla markaana ay rajaynayaan in laga dhabeeyo.
Wuxuu sheegay afhyeenka madaxweynaha Soomaaliya in shirkaasi muhiimaddiisa ay dhiman tahay oo weli aan la gaarin.
marka hore wuxuu saxaafadda u aqriyay qodobada:-
Halkan ka dhageyso codka