Dhageyso:Salaad Maxamed ''Ninka aan dilnay wuxuu ahaa alshabaabka sarsare ee Koonfurta''

0

Maamulka Dagmada Waajid ee Gokool ayaa sheegay in Sarkaal ka tirsanaa Xarakada Al shabaab ay ku dileen Dagaal ay kula galeen dagmadaasi,

Salaad Maxamed Ibraahim oo ka mid ah Maamulka Dagmadaasi ayaa sheegay in Dagaalkan uu ku bilowday weerar Qorsheysnaa oo rag ka tirsan Xarakada Al shabaab ay ku soo qaadeen Xaafad ka mid ah dagmada oo uu daganaa Gudoomiyaha Dagmadaasi halkaasi oo dagaal saacado kooban socday uu ku dhex maray Ciidamada Dowladda’kuwa Itoobiya iyob Xarakada Al Shabaab,

Waxa uu xusay in ragii Al shabaab uga dhintay Dagaalkaasi uu ka mid ahaa Sarkaal uu Magaciisa ku dhawaaqay kaasi oo uu tilmaamay inuu Amiir ka ahaa Tuuulo aan ka fogeyn Dagmada Waajid ee Gobolka Bakool.

Halkan ka dhageyso: