Saacado kadib ayaa la filayaa in Magaalada Muqdisho ay soo gaaraan Madxweynayaasha Qaar ka mid ah Maamulada Gobalada Dalka kuwaas oo kulama la yeelan doona Madaxda Sare ee Dowladda Federaalaka ah ee Soomaaliya, wararka soo baxayana waxa ay sheeayaan in laga qeybgalin doono dhismaha Xukuumadda Cusub si ay fikrad ugu yeeshaan.
Masuuliiynata Maamulada Koonfur Galbeed, Puntland ayaa lagu wadaa in ay kulan la qaataan Raysul Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali si loogu bandhigao qorshaha Xukuumad wadaag ah oo lasoo dhisayo.
Lama shaacin inuu kujiro Maamulka Galmudug oo ka mid ah maamulada ay aqoonsanatahay Dowladda fedraalka ah ee Soomaaliya,balse waxii warar ah ee kusoo kordha waxaad kala socon doontaan www.Allgalgaduud.com.
La soco Wixii Warar Ah Ee Ku Soo Kordha.