Deg-Deg:Madaxweynaha Puntland oo goor dhow soo gaadhay magaalada Muqdisho

0

Madaxweynaaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa goordhow lagu soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho kaasoo kamid ah madaxda loo yeeray.

Horay waxaa isla maanta Muqdisho u soo gaaray madaxwyenaha Koonfur Galbeed iyo sidoo kale hoggaamiyaha maamulka KMG Jubba Axmed Maxamed Islaam Madoobe.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa u yeeray masuuliyiintan waxaana la ogeyn sababta loogu yeeray illaa iyo hadda.

Wararkan dib kala soco