Gudoomiye ku xigeenka DhuusaMareeb ayaa sheegaya in shiurka ka furmay dhuusamareeb uu yahay mid dib u heshiisiin ah islamarkaana yysan ahayn kii maamul u samaynta gobolada dhexe ee Soomaaliya.
Waxa uu tilmaamay in shirkaan ay ka soo qeyb gali doonaan dhammaan waxgaradka iyo siyaasiyiintga beelaha dega gobalada Mudug iyo Galgaduud ee maamulka loo dhisayo.
Dhinaca kale, shir sidan oo kale ah ayaa la sheegay inuu isna dhowaan ka furmay magaalada Cadaado.
Arrinta maamul u sameynta gobalada dhexe iyo qaabka loo marayo waxaa muuqata in la isku khilaafsan yahay weli.
Halkan ka dhageyso: