(Dhageyso) Maxaad Kala Socotaa Nabadoonka Ay Cidamadda Nabadsugidda Ku Reebteen Muqdisho Xili Uu Kamid Ah Wafdigii Yimid Dhusamreb.

0

Dagmadda Dhuusamareeb Ee Xarunta Gobolka Galgaduud Waxaa maalmihii La soo dhaafay ku sii Qul Qulayay Wafuud Kala duwan oo Qeyb Ka Ah Shir Nabadeed Oo Maalmihii La Soo Dhaafay Ka Soconayay Halkaasi.

Gen. Cabdi casiis sheekh cabdisalaan maxamuud Wuxuu Kamid Yahay Wafuudda Shalay Gaartay Dhuusmareeb Xilii Uu Wareysi Siinayay All-galgaduud medi Ayuu Faah Faahin Ka Bixiyay Ula jeedka Socdaalkoodda.

Mar Aan wax ka weydiinay Qof kamid ah ergada dhuusamareeb Ku Soo Wajahneyd Shalay ciidamadda Nabadsugidda ay ku Reebeen Garoonka Aadan Cadde Ee Magaaladda Muqdisho Ayuu Xusay Iney Jidho Arintaasi Balse Uusan Ka warqabin Sababta Loola haray Nabadoonka.

Ugu Danbeyn Ayuu Sheegay Genaral-ka In Uu Socdo Qorshihii Ugu Danbeeyay Ee Shirka maamul Usameyna Goboladda Dhaxe Ayna wadaan Abaabul kala duwan.

Hoos ka dhageyso wareysiga Genaralka Waxaanna Wareystay Wariye Yuusuf Cabdi shire Oo AGGM Ka tirsan.