Ciidamada ammaanka Raaskanbooni oo xabsiga dhigay 10-ruux Oo Aan Waxba Galabsan.

0

Magaalada Kismaayo Wararka ka imaanaya waxa ay sheegayaan in ciidamada ammaanka Hogaamiye Axmed Madoobe Kuwaas Oo La soo sheegayo ineysan waxba galabsan sida aan xogta Ku hekeyno.

Waxey Dadkaan Ka Qab Qabteen xaafadaha Magaalada Kismaayo, waxaana lagu soo qabtay dad gaaraya ilaa 10-ruux Oo Isugu Jirra Haween iyo Rag Dhalinyarro Ubadan.

Maaha Markii Uhoreysay Oo Dad shacab Ah Oo Aan waxba Galabsan Lagu Qab Qabto Magaallo Xeebeedka Kismaayo, Waxaanna Ay Socdeen Qa qabashadda Dadka Tan iyo Markii Ay Maleeshiyaadka Raaskanbooniyiinta La Wareegeen Magaaladda Kismaayo.

Bishii lasoo dhaafay Magaalada Kismaayo gudaheeda waxaa ka dhacay dilal qorsheysan oo loo geystay macalimiin iyo dad ganacsato Magaalada caan ka ahaa, iyadoo dilalkaasi Ay Ka Danbeeyeen Ciidamadda Axmed Madoobbe,

Ilaa iyo Hadda Wax Warra Kama Soo Saarin Dowladda Somaliya Falalkaann Foosha Xun iyo Xarigga Dadka Shacabka Ah Ee Aan Waxba Galabsan.

La soco Wixii Ku Soo Kordha Haduu Alle idmo.