Dhageyso: Horjoogeyaasha Maleeshiyada Raaskambooni Oo Go"amo Adag Soo Saaray.

0

Horjogeyaasha  Raaskambooni ayaa sheegay in talaab adag ay ka qaadi doonaan cid walba oo isku dayda in ay ku xadgudubto amar ay kasoo saareen dhanka dhulalka.

Cabdirashiid Gooni ayaa sheegay inuu jiro amar laga soo saaray dhulka oo aysan jirin cid ku xad-gudbi karta, sidoo kale ay uga digayaan dadka in amarkaasi ay ka madax adeegeen.

Uljeedka hadalkiisaan ayuu ku sheegay in uu ku doonayo sidii ay u kala saari lahaayeen dad uu sheegay in shacabka ay doonayaan inay usoo shaqo tagaan Waa sida Ay hadalka udhigeen.

 

 

Halkaan Hoose ka dhageyso.