Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, Marxuum Dr.Cabdirisaq Cabdulahi Warsame iyo Marxuum Abuukar Nuur Xalane Diini.

0

Dhambaal Tacsiyeed: Inaa lillaah wa inaa ileehi raajicuun waxaan tacsi tiiraanyo leh u direynaa dhamaan Qowskii iyo qaraabadii iyo asxaabtii ay ka geeriyoodeen allaha u naxariistee Dr. Cabdirisaq Cabdulahi Warsame iyo Abukar Nuur Xalane oo u geeriyooday Dhaawac ka soo gaaray Qarax ka dhacay Oromo Caffe ee magaalada muqdisho.
Waxaan leenahay Samir iyo iimaan allaha idinka siiyo naga wada siiyo ayagaana janno Fardowso allaha ka waraabiyo aamiin

Tacsidaan waxaa diraya jaaliyada magaalada Birmingham ee wadanka UK

Xaaji Cabdirixman Xuseen (Odaywaa)
Cabdulaahi Goonweyn
Col. Cabdi Cismaan Yuusuf
Dr Maxamuud Xirsi Ducaale
Cabdulaahi Rafle Gurxan
Xassan Xalane
Cali Cabdul Isxaaq
Maxamed Jaamac
Shire Cabdisamad
Guhaad Jaamac
Cabdirisaq Xassan
Cali Faarax Seeraar
Guhaad Cali Gurxan
Cumar Nuur Shire
Axmed Shidane
Axmed Sanweyne
Guhaad Cali Gurxan
Bashiir Dhagafe
Aweys Xasan Cabdi
Daahir muse Xasan
Cabdulaahi Aadan Nuur
Maxamed Gaarshireedle
Daahir Xasan Fareey iyo Mowlid Indhojacayl
Iyo dhamaan jaaliyada Birmingham, waxaan leenahay illahay gadaashood Nama fidneeyo aamiin.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com