DHAGEYSO: JINNI doon ka kireysay Nin Soomaali ah, iyo dhacdo Cajiib Ah Oo badda dhexdeeda ku kala qabsatay.!!

0

Waa qiyaas hore, waxaan ku sugan ahay magaalada Aden (Cadan) ee dalka Yemen, waxaan ahay Saaxibul-Maal micnaha Masuul ayaan ka ahay doon, waxaa iska laha doonta Oday Reer Bari ah, balse waxaan kaga shaqeyn jiray Yemen Iyo Somalia, annigu xilligaas waxaan arriga ama xoolaha ka soo qaadi jiray Xiis Iyo Maydh waxaana soo gelin jiray dalka Yemen gaar ahan Cadan.