DHAGEYSO:- Khasaaraha ka dhashay Qaraxii Xalay ka dhacay Muqdisho oo sii kordhaya

0

Muqdisho, AGGM: Waxaa la xaqiijiyay in ay haatan geeriyoodeen ilaa iyo 13-ruux halka dhaawacana uu ku dhowyahay ilaa iyo 20-ruux, waxaana sidoo kale laga dayrinayaa xaalada dadka isbitaalada ku jira ilaa iyo hada.

 

 

 

 

 

 

Halkan Hoose Ka Dhageyso

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com