Waxaa maanta galay maalintii afaraad shirka ka socda magaalada Garbahaaray ee xarunta gobalka Gedo Kaasi oo loogu magac daray Midnimo One.
Shirkaan ayaa maanta waxaa looga hadlayaa midnimada Beesha Sade iyo waliba sidoo beeshu ay u yeelan lahahyd hal mowqif oo ay ku mideesantahay.
Waxaa hada bilowday khudbadihii shirka waxaana hadlaya ergooyinka kala duwan ee beesha sade ee ka kala yimid deegaanada kala duwan ee gobalka.
WIXII KU SOO KORDHAA LA SOCO.