DAAWO: Jaaliyada GALJUBBA Oo Taageertay Shirka Midnimo one Ee Ka Socda Magaalada Garbahaarey Ee Gobolka Gedo.

0

London, AGGM: Kulan lagu taageerayo shirka Midnimo One ee ka socda magaalada Garbahaarey ayaa waxa uu ka dhacay xalay magaalada London ee dalka Uk.

Kulanka ayaa waxaa soo abaabulay Jaaliyada Galjuba ee magaalada London ee dalka UK.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com