Wararkii ugu danbeeyay Garbahaaray iyo Wafdi hada gaaray magaaladaasi iyo shirkii oo goor dhow furmaya

0

Waxaa goor dhow ka furmaya magaalada Garbahaaray shirka beesha sade waxaana haatan gaaray magaalada xubno ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya oo ka mid yahay xildhibaan Nuur Faarax.

Qaban qaabadii ugu danbaysay ayaa hada socota waxaana goor dhow lagu wadaa inuu shirka furmo.

Wixii ku soo kordhaa la soco.