Garbahaarey, AGGM:Shirka wadatashiga iyo midnimada beesha Sade ee ka dhacaya degmada Garbahaarey oo si rasmi ah u furmaya 5/10/2014, waxaa la ogaysiinayaa Jaaliyadda dibedda in ay la garab istaagaan taageero dhan walba ah oo ugu horeyso in ay gacan buuxda ka gaystaan taabagalka shirka iyo dhaqaalaha ku baxaya.
Guddiga dhaqaalaha lagu soo hagaajinayo magacyadooda.
- C/laahi M.Dahir (Amco) Tel- +252616461510
- Sharif Sheikh Farah Tel- +252617488627
- Abdi-wayel M.Jama Tel- +252616444488
- Guddoomiyaha Hoggaanka shirka Sheikh Abdikarim Ibrahim Indhacadde Tel- +252618470240
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com