Muqdisho, AGGM:Gudoomiyaha Odoyaasha Dhaqanka Hawiye Nabadoon Maxamed xasan xaad oo Waraysi Gaar Ah Siiyay Idaacada Codkamudug Xaruunta Magaalada Gaalkacyo Ayaa Ku Booriyay Maamulada Galmudug iyo Puntland inay U Naxaan Shacabka oo Aysan Gobolka Colaad Ka Hurin.
Nabadoon Xaad Ayaa Waxa uu Uugu Baaqay Maamulada Galmudug iyo Puntland Khilaafka u Dhaxeeya Inay Ku Dhameeyaan Wada Hadal Si Gobolka uusan uga Dhicin Dagaal U Dhaxeeya Labada Maamul.
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com