Doodan looga hadlayey maamul u sameynta gobollada dhexe oo ka baxday HCTV ayaa waxaa ay aheyd mid si weyn loogu kala aragti duwanaa. Waxaana uu TV-ga isku keenay shaqsiyaad kala matalayey dhinacyada maamulkaasi isku diidan.
Raga dooda loo qabtay waxaa ugu cadcadaa Dr, Saacid Ali Faarax oo ah guddoomiyaha Gal-Jubba, Eng, Abdiqaadir Bahdoon oo mar sheegtay inuu Madaxweyne u yahay maamulkii Gal-Hiiraan iyo Maxamed Abdi Farax Shiike oo ka mid ah xubnaha jaaliyada Puntland ugu firfircoon dalka UK.
Haddaba doodaasi oo uu hadalka u qeybinayey wariyaha caanka ah ee Durraan Shirwac halkan hoose ka daawo:
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com