Dumarku Waxeey Ku Nastaan Ninka Aay Agtiisa Ka Helaan Arimahaan Hoose.

0

Waxaa xaqiiq ah in dumarka si loo qanciyo aay adagtahay hadana ogoow ineey fududahay qancintaa qancineysay inee si sahal ah ku iloowdo, sidaa awgeed had iyo jeer waa inaa qancin la daba taagnaa si aaysan u iloobin wanaagii aay kaaga baratay…

Dumarku ineey raga qanciyaan waa arin dhankooda ka fudud balse dumarku qaarkii ayaanba talada ugu jirin ku dadaalka qancinta ragooda.